Baroordiiqdii loo sameeyay Gudoomiyihii Gobolka Banaadir oo la dhaliilay

Guddoomiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa dhaliilay tacsida iyo baroordiiqda dowlada Somalia u sameyneyso gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir marxuum Eng. Yariisow oo u dhintay dhaawac ka soo gaaray qarax ka dhacay xarunta dowlada hoose ee Muqdisho. C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in bedelkii tacsida loo baahnaa in la muujiyo in cadow  haldoorkeenii laayey, isla markaana … Continue reading Baroordiiqdii loo sameeyay Gudoomiyihii Gobolka Banaadir oo la dhaliilay